Qeexid

eeg filo. ld filad, filitaan (2).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga filasho oo kali ah:
  • Runtii ma aha cadaalad inaynu filasho caynkaas ah maayarka cusub saarno, laakiin si aynu wixii inaga tagay sanadihii xooga la inooga haystay aynu u soo ceshano waa inaynu wakhti walba kor haybinaa oo aynu meel dheer wax ka eegnaa.
  • Waxaana u meel walba u martey inuu gaadhey isku-filasho dhinac walba leh, xag dhaqaale, nabaddgelyada iyo kala dambeyn intaba.