Qeexid

"Dhacdo yaab iyo amankaag leh oo aan la sugeyn. ld filawaa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Falkaab naxwe,

Falkaab / adverb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga filanwaa oo kali ah:
  • Wasiir ku-xigeenka Gashandhiga ee Somalialnd Axmad Maxamad Filanwaa ayaa sheegey in Puntland ciidamdeeda soo weerareen kadib markii ay dhumiyeen kalsonida shacabka waa sida hadalka u dhigaye.
  • Xubnaha xukumdda Cade Muse oo ku sugnaa madasha shirka ayaa waxa ka muqatey wajagabax iyo filanwaa kadib markii Isimada iyo waxgaradkii kale ee goobta ku sugnaa ay eedeyn u soo jeediyeen.