Qeexid

"Ku f.: wax, wax kale deeqa ahaansho."

Qeexid Xigta

Isku f.: wax aan cid wax uga baahnayn ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga filan oo kali ah:
  • Haddaba, muxuu shirkan uga duwan yahay kuwii hore, maxaana laga filan karaa?
  • Waxba ka odhan maayo sifaha Yaasiin, waxa inaga filan sida ay shaqaalahiisu oo kor u dhaafay 40tameeye ay xabsiga isu soo hor tubeen, dhaawacna qaarkood askartu soo gaadhsiisay.