Qeexid

"ld faki."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fiki oo kali ah:
  • Hooyadayo inta badan waa masayrsan tahay, waxaanay ka fikirtaa aabahayo, mararna waxaanuba is nidhaa waxay ka fikiraysaa ciddii ay ku bedeli lahayd.
  • Waxa ay xalaashadeen in ay dadkii fikirkooda ka horyimaadda in ay ku tilmaamaan gaalo.