Qeexid

"ld fakasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fikad oo kali ah:
  • Duqu, wuxuu kaloo ka hadli doonaan waddooyin horay loo sameeyay kuwo hada la samayn doono iyo taraafikada.
  • Ciidanka Taraafikadu Ma Laha Mootooyin iyo Gaadiid Hargeysa oo ah caasimada Somaliland, ahna magaalo hadda dadku aad ugu badan yahay iyo gaadiidkuba, waxaa si joogto ah uga dhaca shilal gaadiid oo mar walba dad ku dhintaan, qaarkoodna ku dhaawacmaan.