Qeexid

"Daaf."

Qeexid Xigta

Malaxda ka timaad indhaha marka daaf ku dhaco.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fiish oo kali ah:
  • Waxa kale oo uu Ninkaasi Telefiishanka u sheegay in ay ka war sugayaan Xukuumadda, isla markaana haddii ay Xukuumaddu jawaab bixin waydo ay qabanayaan Shir-jaraaid oo ay arrintan ku faahfaahinayaan.
  • Mar lagu waraystay Telefiishanka Jabuuti oo la weydiiyey xilligii uu fanka ku soo biiray, waxa uu sheegay inuu ku soo bilaabay fanka Soomaaliyeed 1957kii.