Qeexid

"Wax meel ka dayasho."

Qeexid Xigta

U f.: wax si fiican uga fekerid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fiirso oo kali ah:
  • Bal u fiirso Naxariista ilaahay iyo sida naloogu dhiirrigelinayo inaan wanaagga ka shaqeyno oo u istaagno.
  • Fiirso qeyb ka mid ah DVD-ga cusub ee muxaadarada ah ee Quraanku waa nolol..