Qeexid

"ld fiirsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fiirsi oo kali ah:
  • Shiinuhu ayaa ku macneeyeen ka fiirsigooda ciidamada kadib markii ay si dirqi ah uga baxsadeen, kooxo hubeysan maraakiib ay leedahay dowladda Shiinaha iyagoo marayay gacanka cadmeed.
  • Waxaan u baahan nahay taxadar, ka fiirsi qoto dheer iyo in talaabada la qaadayaa in ay u socoto dhanka hufan ee maslaxadda iyo danta reer puntland ay ku jirto.