Qeexid

"Daymo, eegmo."

Qeexid Kale

F. gaar: wax si gaar ah in loo eego loo baahanyahay.

Qeexid Xigta

Feker.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fiiro oo kali ah:
  • Kuwaas oo uu ku tilmaami jiray isa-saamayska dhaqanka iyo horumarka, isaga oo fiiro iyo garasho dheer u lahaa baahida loo qabay akhlaaq san, xiriir suubban oo bulsho iyo qofnimada oo la weyneeyo.
  • Ma ahan markii u horeysay ee uu Madaxweynaha safiiro u magacaabay Dalal ka tirsan Aduunka, waxay aheyd bil ka hor markii ilaa saddex safiir uu u magacaabay dalalka Carbta, Yurub iyo Afrika Ku Laabo Bogga Hore ee AllPuntland.