Qeexid

"eeg fiiri."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fiirin oo kali ah:
  • Markii aan muddo 3 bilood ah dhiganayey dugsiga dhexe ayaa waxaan isku wadi waayey kadib waxaan bilaabey waxbarasho private ah waxaana halkaa kaga harey iskuulkii, anoo dhinacyo kale ufiirinaayey si aan horey ugu siisocdo.
  • Bal aan fiirino xitaa Yurub dhexdeeda dagaalkii labaad ee dunida ee dhex maray iyo heerka ay manta ka taagan yihiin.