Qeexid

"(f.g) Wax eegid."

Qeexid Kale

(f.mg) Isu f.: waxyaabo isbarbardhigid. 4. (f.mg) Ka f.: wax, wax kale ka ilaalin. 5. (f.mg) Ka f.: cid wax ka sixid. 6. (f.mg) Ku f.: wax, wax kale ku tijaabin. 7. (f.mg) U f.: cid wax u raadin.

Qeexid Xigta

(f.g) Wax ka fekerid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fiiri oo kali ah:
  • Geri waa xayawaanka ugu dheer aduunka marka la fiiriyo kuwa dhulka ku nool.
  • Wararka aad soo gudbisid waxaa si gaar ah u fiirin doona FBI Special Agent ama mid ka tirsan shaqaalaha khibradda u leh.