Qeexid

"Nacayb loo muujiyo nafley meel ku cusub."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fiir oo kali ah:
  • Faysal oo siduu miyaga uga soo noqdayba bilaabay inuu hadalkiisa ka fiirsado ayaa ku fekerayey "wasaaraduhu sow maaha wax la wada leeyahay?
  • Ka fiirsasho laga taxadaray iyo qorshaynta qoyskaaga iyo baahida ilmuhu waa muhiim waxayna hoos u dhigi karaan cadaadiska la xiriira shaqada mashquulka ah iyo nolosha qoyska.