Qeexid
ld fiindhayn.
ld fiindhayn.
magac / noun
Lab / masculine
m.f.dh
Qeexid: eeg fiindhee. ld fiindhays, fiindho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld fiindhayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -dheeyay, -dhaysay
Qeexid: Sabuul qob ka qaadid.
Qeexid Xigta: Wax kala shaandhayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Jaad ka mid ah shimbiraha oo leh qaylo dheer oo meel fog laga maqlo, dadkuna rumaysanyahay inay ka digto colaad ama roob badan; galaw, dhebed.
Qeexid Xigta: Geed, buur iwm. meeshooda ugu sarreysa.
Qeexid Kale: Kuul yaryar oo haweenku xirto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: fiin barbaar m.dh Findoob.
m.dh
Qeexid: D. ah: neef soo sid dhoweeyey oo candhadiisa iyo sabiishiisa ka muuqato buurnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dhar ay askartu kubabka ku duuban jirtay.
Qeexid Xigta: ld baandhayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg biindhee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]