Qeexid

"Jaad ka mid ah shimbiraha oo leh qaylo dheer oo meel fog laga maqlo, dadkuna rumaysanyahay inay ka digto colaad ama roob badan; galaw, dhebed."

Qeexid Kale

Kuul yaryar oo haweenku xirto.

Qeexid Xigta

Geed, buur iwm. meeshooda ugu sarreysa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fiin oo kali ah:
  • Inkastoo wararku sheegayaan in laydhkii ergo loo diray oo dib loo soo sasabay ayaa haddana dadka qaarkii cabsi darteed isla xoqayaan oo sida fiinta gudcurka kasii baqayaan.
  • Waxa kale oo aanu u mahad naqaynaa hogaamiyayaashii iyo mujaahidiintii ururka SNM oo aan samayn wax aargoosi ah, si fiinna ula dhaqmay dadkii ay dalka ugu soo galeen.