Qeexid

"Waqti fiid ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Falkaab naxwe,

Falkaab / adverb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fiidnimo oo kali ah:
  • Dhinaca kale magaalada Galkacayo ayaa waxaa ka socda howlo amni sugis ee xoog leh iyada oo ciidamada Puntland weli xoojiyaan bandow magaalada saran kaas oo ka bilowda 8:00 pm fiidnimo dhamaadana 4:oo am arrornimo.
  • Sidoo kale Maamulka Islaamiga ah ee Al-shabaab ee iyana ka arimiya Magaalada Baadheere ee isla Gobolka Geddo ayaa bandow ay ku soo rogeen xalay waxaa wararka la helayo ay sheegayaanin bandowgaasi oo xalay 10-kii fiidnimo bilaabanayay uu dhaqan galay.