Qeexid

"Geed ubax bixin."

Qeexid Xigta

U f.: xoolo, fiid daajin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fiidi oo kali ah:
  • Ilaa iyo hada sida laga xaqiijyay Goobaha Caafimaadka waxaa madaafiicdaasi ku geeriyooday 2 ruux oo rayid ah halka dad kale oo gaaraya 13 ruuxna ay dhaawacyo ka soo gaareen madaafiidii la is dhaafsanaay.
  • Waxa kaloo ay soo bandhigeen cajalad Fiidiyow ah oo laga duubay gurigii uu Zarqaawi ku jiray markii la dilayay.