Qeexid

"eeg fiican. ld fiicnaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fiicnaan oo kali ah:
  • Sidoo kale ammaanka guud ee dalka waa sii fiicnaanayaa, dagaaladii beelaha iyo xaafadaha Muqdisho iyana waa soo afjarmeen.
  • Wax wal oo aan qabanayaa way fiicnaanayaan.”