Qeexid

"F. ah: qof karti iyo hufnaan ku sifoobey."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fiic oo kali ah:
  • Waxaanu noqday nin shaqadaana ku fiican, oo marba marka ka dambaysa la soo qabsanaya shaqada dhismaha, taas oo uu iyadana meel fiican ka gaadhay, waxaanay taasi keentay inuu u kordho yoomkii uu helayey maalintii.
  • J: Diiwaangelintu horta waxa weeye arrin loo baahan yahay, halkii aannu ka geli lahayn doorasho la isku qabqabsado oo dhiig ku daato, waxa fiican in aannu doorasho hagaagsan oo nidaam leh oo heerka adduunka ah aannu qabsano.