Qeexid

"Colaad iyo isnecbaan dad dhex taal, rabsho, qalaanqal."

Qeexid Xigta

Nin f. badan: fidnawale.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fidno oo kali ah:
  • "Qodobada bayaanka shirkii culumada kasoo baxay waxaa ka mid ah in DF ay tahay xukuumad Islaami ah oo aan lagu tilmaami karin xukuumad Rido ah, sidoo kalena uu yahay dagaalka socda mid fidno ah" ayuu yiri Sh.
  • "anaga waxaan diyaar u nahay inaan la fadhiisano wada hadalno cid kasta oo Dowlada ka soo horjeeda laakiin waxaa loo bahan yahay cidii fidno wada in la sheego oo la iska qabto" ayuu yiri madaxweynaha markuu la hadlayay Jaaliyaad Soomaaliyeed.