Qeexid

"Fidno ku abuurid. ld fidmee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fidnee oo kali ah:
  • Gaaladii waxaa lagu fidneeyay jidhdilka iyo cabsi gelinta muslimiinta, waxay u geysteen dhibaato ayaan hore ugu geysan.
  • "Samir iyo imaan Allaha naga siiyo, gaadaashiina Alle nama fidneeyo, waxaana tacsi u dirayaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed," ayuu yiri madaxweyne Sheekh Shariif oo hadal kooban jeediyay salaadda janaasadaha kaddib.