Qeexid

(-layaal, m.l/dh) Qof dadka isku dira oo fidna ku dhex beera. ld fidmawade, fidmawale, fidnawade.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine