Qeexid

"ld fidno."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fidnad oo kali ah:
  • Waa in daacad loo noqdaa amarka Ilaah ee ah ka hortagga fidnada, sabarka iyo ilaalinta maslaxadda caamka ah ee Soomaliyeed.
  • Gabyaagii la odhan jiray Salaan Carabey ayaa xaajo ka gar-naqayey isla markaana ka dhigaya in fidnada laga fogaado wuxuuna yidhi “Deel-qaaf fagaare ayaa dibno hadal ka yimid baa laga geel loog dawgalaye.”