Qeexid

"ld fidno."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fidmo oo kali ah:
  • Hadii uu Siilaanyo magacaabo waxaa laga yaabaa inuu fidmo horleh soo kordhiyo taasoo aan dani ugu jirin somaliland iyo SSC.
  • Issimida iyo waxgaradka gobolka Barri ayaa horey baaq ay ku cambareynayan Labadii qof ee laga qabtey magaalada Garowe ka soo saarey Bosaso iyada oo Wasiirka Maaliyada Puntland ku tilmaamey in ay yihiin kuwo fidmo hurinaya.