Qeexid

ld fidid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fiditaan oo kali ah:
  • Wakhtiyadii fiditaanka boqortooyadii Assiyriya (911–608 C.H) magaalada Baabiyloon iyo nawaaxigeedu waxay ku hoos jireen maamulka dadka Assiyriyaanka ah.
  • Xisbigii SYL waxay go'aan ku gaareen in ay isku dayaan sidii ay ku joojin lahaayeen fiditaanka iyo dadka aad u taageeraya xisbigaan(HDM).