Qeexid

"ld fidin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fidis oo kali ah:
  • Hay'adda ayaa ku doodeysa in ay gargaar u fidiso ilaa 5milyan oo qaxooti ah, kuwaasoo mutteystay adeegeeda.
  • Cawil Xaaji Cali Guure oo faah-faahin ka bixinaya sababaha loo tallaalo Carruurta ilaa 5 jirka ah ayaa sheegay “In la yareeyo fidista cudurradan dilaaga ah, isla mar ahaantaana loo badbaadiyo Carruurta da’doodu ay ka yar tahay 5-ta sano.