Qeexid

"eeg fidi. ld fidis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fidin oo kali ah:
  • Waxase is-weydiin leh, waxa maamul fidinta u geeyay W.Maaliyadda? Waxa intaa inoo dheer oo shaki iyo dareen xun dadweynaha u muujisay saaxiibnimada xeesha-dheer ee Rayaale iyo madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle.
  • Waxa kale oo lagu heshiiyey in la joojiyo dacaayadihii la kala fidin jirey.