Qeexid

"eeg fid. ld fiditaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fidid oo kali ah:
  • Hase ahaatee todobaadyadii ugu danbeeyey waxaa lagu soo waramayaa in fidida cudurkaa uu dunida oo dhan uu hoos uga sii dhacayey.
  • Kaydka lacageed iyo hantiyeed ee kale ee baananku ururiyaan wuxuu waxtar u yeeshaa xafididda hantida umadda iyo miisamidda xadka lacageed ee suuqyada, waxana hantidaas ururtay looga faa’iideystaa maalgelinta ilaha dhaqaalaha dalka.