Qeexid

"Wax baahin."

Qeexid Xigta

Wax kala bixin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fidi oo kali ah:
  • Socdaalka Madaxweynaha uu ku tegay dalka Jibouti ayaa wuxuu la xariiraa casuumaad uu Ismaaciil Cumar Geelle u fidiyay dhigiisa Soomaaliya iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo shalay naftiisa qaadacay heshiiskii Jabuuti.
  • Waxaanan cadaynayaa in aan marin doono maamuuska iyo qadarinta ay qarankan ku leeyihiin, aniga oo ugu horayn u fidin doona martiqaad wadatashi.