Qeexid

"(-iyo, m.dh) Ul yar, dhuuban oo lagu ciyaaro shacdurka."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fiddi oo kali ah:
  • Khaliif, waxa uu sheegey in M-weynuhu uu amrey in dadkaasi si degdeg ah loo daaweyo looguna fiddiyo adeeg caafimaad iyo wax kasta oo ay u baahan yihiin.
  • Waxaase filan waa iyo wax laga tiiraanyooda ah, arragtida aan loo meel-deyin ee aqoon yahanno Soomaaliyeed arrinta qaadka ay kala shir-yimaadeen; iyaga oo ayaan darro, doonayo in ay gacan ka geystaan fasaxa iyo fiddidda isticmaalka qaadka.