Qeexid

"Wax meel ku baahid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fid oo kali ah:
  • Gudoomiyaha Gobolka Bari Sheikh C/xaafid Cali Yusuf oo ka mid ahaa masuuliyiintii saxaafada uga warbixiyey tahriibta ciidanka boolisku qabteen, ayaa sheegey in dib loogu celin doono goobihii ay ka yimaadeen.
  • Wixii ka danbeeyay maalintaas, waxay qoyskii muslimka ahaa guda galeen inay ku dhex fidiyaan qabiilka Qifaari diinta islaamka, ilaa ay markii danbe ka soo islaamkaan qabiilkaas khalqi aad u fara badan, dhexdoodiina laga oogay salaadda.