Qeexid

"ld ficil1"

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ficilo oo kali ah:
  • Belayska ayaa sheegay in ninka somaliga ahi uu xidhiidh la leeyahay kooxda islaamiyiinta ah ee Al Shabaab iyadoo isla markaa lagu tuhunsan yahay in ficilo argagaixiso la xidhiidha uu ku leeyahay Bariga Africa.
  • Mar inta la uleeyay uusan wax ficilo jawaab ah ka bixin ayuu kula baxay magaca Keenadiid.