Qeexid

Wax, wax ku gudban ka weecin.

Qeexid Xigta

Wax, wax ku daboolan ka qaadid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga feyd oo kali ah:
  • Oo daaha ka feyday gumaadkaas waxshinimada leh iyo siduu udhacayba.
  • - Gacmihiisna wuxuu u dul saarayaa jilbihiisa si adag, wuxuuna kala feydayaa farihiisa sidii inuu qabanayo jilbihiisa, sidaas oo dhanna waa waajib.