Qeexid
Wax wanaagsan oo khayr leh.
Qeexid Xigta
Inkaar, habaar.
Wax wanaagsan oo khayr leh.
Inkaar, habaar.
“Fered Alla ha kuu furo”.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -rday, -redday
Qeexid: Qof inkaar la helid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld faranfar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: . Nin cad oo aan muslin ahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Awood qofka Eebbe siiyo oo habaarkiisa iyo ducadiisuba kacdo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhul sare oo fidsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-ddo, m.dh) Wax cabsi awgeed uga cararid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -gaday, -gatay
Qeexid: ld fargo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.kh
Qeexid: Haweeney cad oo aan muslin ahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg fered2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax fered ku dhacay ahaansho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld fargasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]