Qeexid

"Cilmi al f.: xiddigaha wareeggooda iyo sida ay dadka u saameeyaan."

Qeexid Kale

(-gyo, m.dh) Ayaandarro, dhibaato, hoog, masiibo. ld falag.

Qeexid Xigta

Xiddig weyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga feleg oo kali ah:
  • Caydaruus Cismaan Keenadiid: Cismaan markii uu ku aflaxay gacantii culumadii xarunta, gaar ahaan dhinaca diinta iyo afka Carabiga, waxa uu sii kororsaday barashada culuum dheeraad ah, sida axkaamta, fiqiga, taariikhda, juqraafiga iyo felegga.
  • Cismaan Keenadiid waxa la qiray in uu si aan caadi ahayn ugu xeeldheeraa cilmiga xiddigiska (Felegga).