Qeexid

"(-do, m.l) Ra'yi. ld fikrad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fekrad oo kali ah:
  • Inta aan arrimaha rasmiga ah loo daadegin haasaawaha hordhaca ah ayey fekrad kaga qaataan Madaweynaha.
  • Fekrad niman lahayn bay la tahay, waad fashilanteene.