Qeexid
Ka f.: qof feker ku abuurid. ld fakarsii, fikirsii.
[-iyay, -isay]
f.mg2Ka f.: qof feker ku abuurid. ld fakarsii, fikirsii.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg fekersii. ld fakarsiin, fikirsiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Garasho.
Qeexid Xigta: Wax qofka maskaxdiisa ku soo dhaca oo uu iskula hadlo. ld fakar1, fikir1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Fikrad raadin.
Qeexid Xigta: Wax maan ku hayn. ld fakar2, fikir2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax fekeraya ahaansho. ld fakarsan, fikirsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld fakarid, fikirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg fekersan. ld fakarsanaan, fakarsanaansho, fekersa naansho, fikir fekersanaansho m.l/dh ld fekersanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]