Qeexid

"Garasho."

Qeexid Xigta

Wax qofka maskaxdiisa ku soo dhaca oo uu iskula hadlo. ld fakar1, fikir1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga feker oo kali ah:
  • Dadka sidaa hoose u fekerayaa waxaanay dhaadanayn in ay iyagu is yasayaan marka cid walba laga tago.
  • Ma ku fekeraysaa siday isu lasocdaan iskuulkaaga iyo waqtiga aad tahay fasaxa, waxa aad jeceshhay waqtiga aad tahay fasaxa inaad samayso ma ku dhalin karaa wax isbedela iskuulkaaga.