Qeexid

"(-syo, m.dh) Maro calal ama cutub mayrax ah oo lagu tirtiro weelasha la culo; catir, cidaad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga feeys oo kali ah:
  • Burburkii ka hor waxa wax-soo-saarka badda ku hawlanaa kalluumaysato kor u dhaafeeysa ilaa 30.000, waxa kale oo ka ganacsan jirey ama si dadban noloshoodu ugu tiirsanay dad ka badan ilaa 60.000 oo qof (warbixintii kalluumaysiga Somalia FAO ee 1990kii).
  • Xaqiiqdiina mararka qaar ayaan is iraahdaa, waxaaba dhaama, Feeysal Cali Waraabe oo Xagjirnimo dhinaca kala goywnta dalka iyo naceyb abuurka lagu sheego.