Qeexid

"(-rar, m.l) Dhufashada wax lagu dhufto gacanta oo duuban."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga feer oo kali ah:
  • Dhinaca jidadka waxaa soogasha sadex wado oo kakala yimaada dhinaca Godey/Qalaafe, dhinaca feer-feer iyo dhinaca farlibaax Soomaaliya.
  • Muran xoogan oo kataagan dib u howlgelinta Cisbitaalkii Digfeer ee Magaalada Muqdisho.