Qeexid

"/dh Cadad yaryar oo ku hara laf hilib laga cunay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga feen oo kali ah:
  • Maleeshiyo taageersan Xisbul Islam ayaa shalay subax la wareegay idaacadan, iyadoo xalay uu ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kawada tirsan kooxdan oo la sheegay inay isku khilaafeen la wareegida idaacada.
  • Dadka indha indheeya dadka shisheeyaha ah ee dalkeena ku nool waxay ku qiyaasaan in marka la qiyaaso ay kor u dhaafeen (100,000) oo qof, tiradaas oo aad u badan.