Qeexid

"ld feeyignaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga feejignaan oo kali ah:
  • Dowladda Australia waxay muwaadiniinteeda iyo mas'uuliyiinta shirka ka qaygalaya ugu baaqday inay feejignaan muujiyaan, iyagoo sidoo kale ku baaqday in ammaanka goobta uu shirku ka dhacayo la adkeeyo.
  • Ciidamadii Maxaamiimta Islaamiga ahaa ee halkaasi fariisinka ku lahaa ayaa ilaa hada waxay ku jiraan feejignaan dheeraad ah isku socodkii dadkuna tartiib tartiib ayuu ku biloway iyadoo cabsi badani ka muqato.