Qeexid

"ld feeyig."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga feejigan oo kali ah:
  • Ciidamo Boolis ah oo aad u hubeysan ayaa ku dhirirsan Wadooyinka Magaalada, kuwaasoo aad u feejigan, mana jirto wax howl gal ah oo ay wadaan Ciidamada.
  • Gaadiidka qafilan ee Ciidamada Nabad Ilaalintu iyo kuwa Dabaabaadka ayaa mar kaliya lagu arkay Isgoyska KM4, waxaana Ciidamada ay ahaayeen kuwo feejigan oo ay kaga hortagayaan hadii weeraro lagu soo qaado.