Qeexid

"(siyaa.) Midow dhex mara gobollo madaxbannaan oo mid waliba leedahy sharcigeeda gudaha, laakiin uu ka dhexeeyo dastuur kaliya. ld federaal."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga federaali oo kali ah:
  • Maxaa u harsan madaxweyne Faroole Sida aan is leeyahay madaxweyne Faroole arrimaha intii u cuslayd wuu meelmariyey oo waa dastuurka iyo baarlamaanka federaaliga ah, labadubana waxay udheceen sidii somaalida inta samaha jeceli u doonaysay.
  • Mab’da ahaan waa khalad in loogu yeero magac aan ka turjumeyn hanaanka dawladnimo ee hadda jira oo ah mid Federaali ah oo ay ku bahoobayaan dawlad goboleedyo.