Qeexid
(-ooyin, m.l) Dhul sare oo siman.
(-ooyin, m.l) Dhul sare oo siman.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Haweeneyda aabaha la dhalatay.
Qeexid Xigta: Haweeneyda aabuhu qabo oo aan hooyada ahayn; aayo.
Qeexid Kale: U.j: eeddoy! 4. U.j: wiilka aan eeddada u ahayow!; gabadha aan eeddada u ahayey!
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Meel dhulka kale in yar ka sarreysa, bannaan oo la dego waqtiga roobabawda.
Qeexid Xigta: Taag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-ddo, m.dh) Wax cabsi awgeed uga cararid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -ytay, -ydatay
Qeexid: Qayb jirka ka mid ah maro ka qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qabow aad ah oo dhaxan badan leh. ld daddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld faa'iido.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof in uu cabsi awgeed wax uga cararo gayeysiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Faras la fuushanyahay oo aan koore saarnayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]