Qeexid

"Bisha labaad ee sanadka miilaadiga ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga febraayo oo kali ah:
  • Bishii Febraayo 2004 Maraykanku waxay qaybiyeen waraaqo ay ku sheegayaan in hadafka istiraatiijiga ah ee Zarqaawi uu yahay siduu u weerari lahaa dadka Shiicada ah ee reer Ciraaq.
  • Wuxuu wax ka bartay maamulka dowladnimo, wuxuuna sameyay dhaqdhaqaaq ganacsi intii uusan ku biirin ka hor xisbigii Leegada ee SYL bishii Febraayo sanadkii 1944.