Qeexid

"(-syo, m.dh) (daaw.) Saxar aad u yar oo aan lagu arki karin weyneyso fudud ama aan lagu shaandhayn karin shaandho, laakiinse awood u leh, inuu ku dhalo kuna dheefsado unug kale dhexdiisa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fayras oo kali ah:
  • Si kastaba ha ahaatee, Fayraska loo abuuray Siilaanyo, waa mid hore u khaarajiyey Siyaasiyiin iyo Madax badan oo qaarkood ay uga haajireen dalkaba.
  • Dhiigga caadada ee ka yimaadda dumarka, marka ay qabaan aafada HIV, wuu ku jiraa fayrasku waanay fidin karaan, teeda kale dumarku marka ay dhiigga leeyihiin way u nugul yihiin inay qaadaan aafada.