Qeexid

"Wax caafimaad qaba ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fayow oo kali ah:
  • Haddaba dadkaas tirada yar laakiin fayow ayey rajadu ku jirtaa.
  • . shuruudaha ansax ka dhigaya in la soomo oo kala ah; waa inuu qofka caqligiisu fayow yahay ama uu wax kala garanayo.