Qeexid

"ld fayoobaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fayoobi oo kali ah:
  • Ma nooli, mana dhiman; ma fayoobi, mana miyir qabo; ma hurdo, mana soo jeedo.
  • Waxaana ahmiyad weyn la siiyay, fayoobida xoolaha soo gelaya Sucuudiga, taas oo sababtay dib-u-dhac ku yimid in xayiraadii laga qaado dalalka Geeska Afrika ee ay ka jiraan, Xaaladaha cudurada halista ah ee ku dhaca xooluhu.”