Qeexid

"Caafimad, jiro la'aan, bedqabid. ld fayad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fayo oo kali ah:
  • Maskax kasta oo fayow way garan kartaa sababta waayo Eng: Maxamed Xaashi oo markiisa horeba u dhashay karti iyo firfircooni ayaa waxa u dheer aqoonta iyo waayo aragnimada Ilaahay ku manaystay.
  • Abwaan Yamyam 2005tii ayuu ku laqmaday isaga oo jirka iyo maskxadaba ka fayow oo shil gaari ayuu ku dhintay.