Qeexid

"(bot.) Rimaygacmeed lagu sameeyo geedaha aan labaabshaha ahayn sida timirta iyadoo la goynaayo khaylka lab oo marka la qallajiyo lala dhaco khaylka dheddig oo geedkiisii ku yaal."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faxal oo kali ah:
  • Waxa kale oo uu lahaa faxalnimo aan cidna qarin.
  • Waxa kale oo uu lahaa faxalnimo aan cidna qarin.